Maktabka Qadaha Ee Al-Shabaab oo Iclaamiyay Iney Berri Soon Tahay.

Maktabka Qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab wuxuu caawa shaaca ka qaaday in berri ay soon tahay kadib markii bisha laga arkay Wilaayaatka kala ah Bay, Bakool iyo Sh/dhexe.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda iyo akhiristayaasheeda ugu hambalyeeneysaa bilashada bisha Ramadaan, bishan awgeedna waxaa jira barnaamijyo iyo duruus aan halkan idiinkugu soo baahin doonno insha’allah.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.