RAMADAAN MUBAARAK dhamaan Muslimiinta Caalamka.

Maamulka iyo howlwadeennada Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan wuxuu Umadda muslimka ah meel weliba oo ay dunida kaga nooshahay ugu hambalyeynayaan bisha barakeysan ee Ramadaan.

Maktabka Qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqay in maalinta berri oo Sabti ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, kadib markii laga arkay goobo badan oo katirsan wilaayaadka islaamiga ah.

Waxaan Allaah ka rajeynaynaa inuu naga dhigo kuwa uu u dembi dhaafo bishan, sidoo kalena dhibaatada ka saaro muslimiinta dhibaateysan.

Waxaan nafteena iyo tiinaba kula dardaarmeynaa inaan ka war heyno intii awoodeenna ah dadka masaakiinta iyo fuqarada ah, gaar ahaan agoomaha iyo haweenka garroobada ah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.