Video: Qeybta 3-aad Tartanka Ciidanka Xisbada.

Mu’asasada Al-kataa’ib ayaa baahisay qeybta 3-aad ee tartanka ciidanka Xisbada waxaana qeybtan lagu tartamayaa 15 juz.

Ciidanka ayaa si deggan Qur’aanka u akhrinaya waxaana ugu dambeyntii ragga kaalimaha hore galay la siinayaa hadiyado iyo abaal marino, iyadoo si guud ahaaneedna loo abaal marinayo dhammaan ka qeyb galayaasha.

Kaalinta 1-aad waxaa galay Abuu Hureyra Maxamad Cabbaas oo u tartamayay wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose, kalainta 2-aad waxaa galay Maxamad Macallim Xassan oo u tartamay Bay iyo Bakool, halka kaalinta 3-aad uu galay Caamir Aadan Cabdullaahi oo matalayay Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.