Barnaamijka Dib Usoo Kabashada Ceelbuur Q-2aad.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij taxane ah oo la yiraahdo dib usoo kabashada Ceelbuur, kadib booqasho aan ku tagnay degmada ayaa waxaan ka diyaarinay barnaamikan.