Barnaamijka Dib Usoo Kabashada Ceelbuur Q-5aad.

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaami taxane ah oo la yiraahdo dib usoo kabashada Ceelbuur,

kadib booqasho aan ku tagnay Degmada ayaa waxaan ka diyaarinay barnaamikan oo ah mid muhiim ah.

iminka waxaanu idiin soo gudbineynaa qaybta saybta 5 aad ee Barnaamijka oo ku saabsan shirikado shinada xanaaneeya taasoo malab badan soo saarta kadibna lacag badan laga macaasho..

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Dib u soo kabashada Ceelbuur 5

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.