Daawo Awaamiir La Dul Dhigay Xildhibaanada Madaxweynaha Dooranaya.

Gudiga Doorashada Madaxtinimada DF ayaa soo saaray war digniin ah oo ku socda xildhibaanada kaasoo ku aadan amniga halka ay ka dhacayso doorashada oo ah teendhada laga dhisay Afisyooni.

Xildhibaanada ayaa waxaa la faray iney u hogaansamaan awaamiirta ciidamada shisheeye islamarkaana aysan xerada lasoo galin wax lacag ah iyo qalabka Electrocic-ga.

Macallimoow oo ah Afhayeenka xukuumadda oo amarkan akhriyay ayaa isticmaalayay magaca Amisom oo ay horey uga guureen ciidamada shisheeye kuba badasheen ATMIS.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.