Daawo Muuqaallada Wixii Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Baraf.
Waxaa isa soo taraya Sawirrada iyo Muuqaallada laga soo qaadayo deegaanka Ceel-Baraf iyo xiradii halkaas ugu tiillay ciidamada Burundi.
Muuqaallada ayaa muujinaya Meydadka ciidamada Burundi oo daadsan xerda iyo bannaankeeda, waxaana sidoo kale lagu arkayaa dadweynaha oo daabulanaya agabkii ciidanka Burundi.