Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa 09-10-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Talaado ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-10-1443, oo waafaqsan 09-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.