Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa 11-10-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Khamiis ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-10-1443, oo waafaqsan 11-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.