Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa 12-10-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Jimco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12-10-1443, oo waafaqsan 12-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.