Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa 21-10-1443

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Waa Habeennimo Jimco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-10-1443, oo waafaqsan 21-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhagayso Dhuuxa Waraysiyada 21 05 2022.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.