Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa 22-10-1443
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Talaado ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-10-1443, oo waafaqsan 23-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.