Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 17 10 1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Arbaco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-10-1443, oo waafaqsan 17-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhagayso Dhuuxa Waraysiyada 17 05 2022