Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Jimco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-10-1443, oo waafaqsan 19-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali.
Halkaan Ka Dhageys Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 19-05-2022