Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 29-10-1443
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Isniin ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-10-1443 oo waafaqsan 29-05-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.