Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 30-10-1443
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo talaado ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-10-1443 oo waafaqsan 30-05-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.