Dhagayso Diirada oo looga hadlay Caqabadaha ku hor gudban Xasan Sheekh.
Maanta waa jimco Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-10-1443 oo waafaqsan 27-05-2022 qeybta Hoose ka dhagayso Barnaamijka todobaadlaha ah ee Diirada Jimcaha oo maanta looga hadlay Caqabadaha Horyaalla Madaxweyne Xasan Sheekh.waxaa Barnaamijka Marti ku ah Dr Xanafi Cabdi sheekh Aadan iyo Maxamuud Ugaas.
Halkan ka dhagayso Diirada Jimcaha 27 05 2022