Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Weerarkii Ceelbaraf.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaatodobaadkaan looga hadlay weerarkii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo afjartay ciidamadii Burundi ee heystay degaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 06-05-2022.mp3

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.