Dhageyso Warbixin Ku Saabsan Doorashada Xassan Sheekh.

Xassan Sheekh oo 5 sano Kadib Xalay Jiifsaday Goob Ay Ilaalinayeen Ciidamada Shisheeye.

Doorasahda ka dhacday Teendhada Afisyooni ee uu kusoo baxay Xassan Sheekh ayaa aad looga hadal hayaa gayiga Soomaalida iyadoo dadku su’aalo badan iska weydiinayaan.

Xassan Sheekh ayaa kusoo baxay codad badan kadib markii ay is xulufeysteen isaga iyo musharaxiin mucaarad ku ahaa Farmaajo, isagoo isticmaalaya dhaqaale badan ayuu codadkooda ka iibsaday xildhibaanada sidaa ayuuna uga cod badiyay Farmaajo.

Halkan Ka Degso Warbixinta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.