Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-10-1443 oo waafaqsan 20-05-2022, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir