Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa IsniinTaariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-10-1443 oo waafaqsan 23-05-2022, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 23 02 2022