Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin,Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-10-1443 oo waafaqsan 23-05-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 23 05 2022