Magaalada Jilib Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday. (Sawirro Xul ah)

Magaalada JIlib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa waxaa maanta looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal ruux ay isugu yimaadeen musallaha Macallin Aaadan Xaashi Cayrow.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.