Sawirro: Beeraleyda Sh/Hoose oo Billaabay Tacbashada.

Kadib abaaro iyo roob la’aan muddo dhowr bilood ah, waxay beeraleyd Sh/hoose billaabeen iney wax tacbadaan markii ay roob heleen.

Shabeelaha Hoose ayaa kamid ah meelaha uu ka da’ay roobka guga, dadka gobolkan ayaa gurmad ka helayay Xarakada Al-Shabaab muddo 4 bilood oo xariir ah, waxaana ay hadda is tuseen in uu yahay xilligii ay wax beeran lahaayeen.

Qaar kamid ah degaanada dhul beereedka oo ay kamid yihiin kuwa hoos taga Baraawe oo aan booqasho ku tagnay ayaa waxaa ka socday dadaal badan oo dhanka tacabka ah, dhirtuna waxay ahayd mid cagaaran.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.