Sawirro: Meydadka Ciidamada Burundi Oo Daadsan Xerada Ceelbaraf Iyo Bannaankeeda.
Sawirro horudhac ah oo lasoo bandhigay ayaa muujinaya meydadka ciidamada Burundi oo daadsan xerada Ceelbaraf iyo bannaankeeda.
Sawirradan oo goor dhow nasoo gaaray ayaa laga dheehanayaa inuu khasaare culus gaaray ciidanka BURUNDI, waxaana isi soo taraya caddeymaha ku aadan wixii Burundeyska ku qabsaday halkaas.
Dhimashada ayaa mareysa 173 waxaana jira maxaabiis dagaal oo ay gacanta ku heyso Xarkaada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Wixii soo kordha halkan kala soco.