Sawirro Munaasabada Ciidul Fidri Iyo Magaalada Tiyeeglow.

Degmada Tiyeeglow ee xarunta Wilaayada Islaamiga ee Bakool waxaa maanta si weyn looga dabaal dagay munaasabada ciidul fidri, Waxeyna bulshada magaalada salaada ciida ku dukadeen goob fagaara ah.

Beerta Nasashada ee Al-irshaad ayey bulshada isugu yimaadeen iyagoo nasiino farxadeed ku qaatay beeta,

Halkan Hoose Ka Daawo Ciidul Fidriga iyo Magaalada Tiyeeglow.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.