Sawirro: Saakow Oo Maanta Si Aan Horay Loo Arag Looga Ciiday.

Degmada Saakow ee wilaayada Jubbooyinka waxaa maanta looga ciiday si aad iyo aad u heer sarreysa iyadoo kumannaan dad weyne ah ay salaadda Ciidda ku tukadeen musalle weyn oo ku yaalla bartamaha degmada.

Dadka oo ku labisnaa dhar qurxoon ayaa muujiyay shacaa’irta waxaana ay dhageysteen khudbadda ciida oo dhinacyo kala duwan taabanaysay, waxayna ciiddaan aheyd middii ugu dadka badneyd ee degmada Saakow.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.