Sidee Looga Ciiday Deegaanka Kuunyo Barrow ee Shabeellaha Hoose. (Sawirro)

Degaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada Shabeellaha Hoose waxaa maanta looga ciiday si aad iyo aad u heer sarreysa iyadoo boqollaal dadweyne ah ay salaadda Ciidda ku tukadeen musalle weyn oo ku yaalla  deegaanka..

Dadka oo ku labisnaa dhar qurxoon ayaa muujiyay shacaa’irta waxaana ay dhageysteen khudbadda ciida oo dhinacyo kala duwan taabanaysay, waxayna ciiddaan aheyd middii ugu dadka badneyd ee Kuunyo Barrow..

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.