Ergay Xildhibaan Doortay oo Baladweyne Lagu Dilay.

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in rag hubeysan ay gudaha magaaladaas ku toogteen Sarkaal katirsan Sirdoonka Dowladda federaalka.

Sarkaalka la toogtay waxaa lagu magacaabaa Cabdi Rashiid Maxa’ed Geedi, waxaana uu sidoo kale ahaa mid kamid ah ergada soo xuley baarlamaanka Dowladda federaalka.

Ragga dilka geystay waxay goobta uga tageen si nabadi ku dheehantahay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.