Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 23-11-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Arbaco ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-11-1443 oo waafaqsan 21-06-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.