Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Filimkii Ay Xalay Baahisay Al-kataa’ib.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay filimka ay xalay baahisay mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab, filimkaas oo soo bandhigay dagaallo iyo weeraro ay milatariga Al-Shabaab ka geysanayaan Lamu oo Kenya ah illaa Golis oo Bari ah.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 24-06-2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.