Al-Shabaab Oo Muqdosho Ku Dhaawacay Sarkaal 16 Sano Ka Shaqeynayay Godka Jilacoow.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar qorsheydan waxay si xun ugu dhaawaceen sarkaal sare oo katursanaa DF.
Xoogag hubaysan ayaa howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho waxay ku dhaawaceen sarkaalkaan oo si gaar ah kaga saraakiisha sirdoonka DF-ka.