Arday Ka Qalin Jabisay Machadka Qurduba Faraciisa Degmada Bu’aale Ee Wilaayada Islaamiga Ah Ee Jubooyinka.(Sawirro)

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ku qalin jabinayeen arday wax ka baratay Machadka Qurduba Faraciisa Degmada Bu’aale, ayaa waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Culimo, Waxgarad, iyo Waalaadiinta ardayda wax ka barta Machadka Qurduba,

13 Arday oo isgu jira Gabdho iyo Wiilal ayaa ka qalin jabiyay Machadka Qurduba iyo Qeybtiisa caafimaadka ee Bu’aale, waxaana ardayda la gudoonsiiyay Abaal Marinno iyo Shahaadooyin qalin jabin ah.

Waaliga Wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa shahaadooyinka gudoonsiiyay ardayda ka qalin jabisay Machadka Qurduba Faraciisa degmada Bu’aale ee Wilaayada Jubooyinka.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Qalin Jabinta:

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.