Sawirro: Barnmaaijka Ceel Baraf iyo Ciidamadii Burundi Qaybta 3aad (Dhageyso)

Qaybta sadaxaad ee barnaamij tixane ah oo ciwaankiisu yahay ceel baraf iyo ciidamadii burundi waxaanu ku eegeynaa insha Allaah muuqaalka ay leedahay fariisinkii ciidamada brundi lagu xasuuqay halkaasoo ay ka muuqdaan raadad iyo astaamo aan qaarkood mudda dheer sii muuqda doonaan.

wariye Cabdullaahi yaasiin jaamac (Cabdullaahi soomaali) oo barnmaaijkaan ceelbaraf ka soo diyaariyaya waxa uu markaan si toos ah uga soo waramayaa xerada gudaheeda waxaanay halkaa ku kulmeen oo uu wareysanayaa odayaasha Gobalka shabeelaha dhexe oo iyaguna sidiisoo kale xerada booqday.

Q 3-AAD Barnaamijka Ceelbaraf iyo Ciidamadii Burundi

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.