Ceel baraf iyo Ciidamadii Burundi qaybta 4 aad (dhegeysi iyo sawiro
qaybta afaraad ee barnaamijkaan tixanaha ah ee ciwaankiisu yahay Ceel baraf iyo Ciidamadii Burundi waxaan ku eegeynaa dareenka bulshada Ceel baraf soo booqaneysa iyo jewiga deegaanka oo hadba hadda ka dambeysa xasiloonidiisu sii kordheyso
sidoo kale waxaanu ku wareysaneynaa dadka nacfi raadis ah oo si is daba joog ah u imaanaya xaradii lagu laayay ciidamadii burundi ka soo duulay.
CHalkaan ka dhegeyso Barnaamijka Ceel baraf iyo Ciidamadii Burundi qaybta 4 aad