Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 03-11-1443
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Arbaco ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 03-11-1443 oo waafaqsan 01-06-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.