Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 16-11-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Arbaco ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-11-1443 oo waafaqsan 14-06-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.