Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 17-11-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Khamiis ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-11-1443 oo waafaqsan 15-06-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.