Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 20-11-1443.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Axad ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-11-1443 oo waafaqsan 18-06-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.