Dhageyso Idaacadda Al-furqaan oo Caawa Soo Baahineysa BarnaamiJ Xiiso Leh.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa dhawaan booqasho ku tagtay degaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe si ay bulshada ugu soo tabiso xaaladda degaanka iyo xogo badan oo ku saabsan dagaalkii halkaa ka dhacay ee lagu laayay ciidanka Burundi.
Ceelbaraf waxaanu kala soo kulannay sheekooyin cajiib ah, waxaana aan ka diyaarinay barnaamij dhowr qeybood ka kooban oo todobaadkan socon doona.
Cabdullaahi Soomaali oo kamid ah hawlwadeenada tagay xeradii uu dagaalku ka dhacay ayaa lasoo kulmay dad badan oo qeybaha bulshada ah isagoo indhihiisa kusoo arkay wax yaabo xiiso leh.
Halkan Ka Degso C/hi Soomaali oo Ka Xog Bixinaya Barnaamijka