Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-11-1443, oo waafaqsan 26-06-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Muudey Axmad.