Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Aarbaco, taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-11-1443 oo waafaqsan 29-06-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 29 06 2022