Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-11-1443 oo waafaqsan 24-06-2022, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir