Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-11-1443 oo waafaqsan 18-06-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali
Halkaan ka dhegeyso war Duhur 19 06 2022