Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-11-1443 oo waafaqsan 23-06-2022, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali