Sawiro: Boqollaal Ciidamo Al-Shabaab Ah oo Tababar Loo Soo Xiray.

Munaasabad tababar loogu soo xirayay askar ka qalin jabisay kuliyadda ciidamada milatariga Xarakada Al-Shabaab ayaa dhawaan ka dhacday wilaayaatka islaamiga waxaana tababarkan soo xiray Sh/Mahad Warsame Abuu C/raxmaan.
Xigasho: Chanel4

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.