Sawirro: Horumar Dhanka Wax Soo Saarka Ah oo Ka Jira Saakow.

Horumar ballaaran oo dhanka wax soo saarka ah ayaa ka jira degmada Saakow oo uu dhinac maro wabiga baaxadda leh ee Jubba, waxaana ay beeraleydu dhiira galin ka heleen maamulka islaamiga ah oo siiyay shidaal ay u adeegsadaan wax soo saarkooda.

Kadib markii uu da’ay roobkii Gu’ga, walow uu yaraa, haddana si wanaagsan ayay beeraleydu uga faa’iideysatay, kuwaasoo beeralanaya miraha quudka ah iyo khudradda oo suuqeedu wanaagsan yahay.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.