Sawirro: Ku Dhawaad 40 Arday oo Kalin Jabisay Qurdhuba Sh/hoose.

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay arday ka qalin jabisay machadka Qurduba ee degaanka Kuunyobarrow ayaa lagu qabtay xarunta machadka taasoo ay ka qeyb galeen marti sharaf kala duwan.

Ardayda qalin jabisay oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa gaaraya 39, waxaana la gudoon siiyay shahaadiiyin iyo abaal marinno, dadka goob joogga ahaa waxaa kamid ah Sh/Jaamac Cabdisalaam iyo Sh/Abuu Muslim oo kamid ah culimada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.