Wariye Jamaal oo Bixiyay Wareysi Uu Kaga Hadlayo Wixii Uu Kusoo Arkay Wilaayaatka Islaamiga.
Wariye Jamaal Cusmaan oo dhawaan booqday Wilaayaatka Islaamiga ah kana diyaariyay barnaamij muuqaal ah oo xalay laga baahiyay TV-ga dalka Ingiriiska ee Chanel4 ayaa bixiyay wareysi uu kaga hadlayo waxyaabihii uu kusoo arkay wilaayaatka islaamiga ah.
LINKIGA HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA
Halkan ka daawo Wareysiga Wariye Jamaal Cusmaan