Fantasyo Cajiib Ah Oo Maalintii 2-aad Ee Ciidda Lagu Qabtay Degmada Saakow.(Sawirro+Dhageysi)
Maalintii shalay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka waxaa mar kale ka dhacay fantasyo cajiib ah oo ay dadku aad ugu riyaaqeen.
Ciyaaro kala duwan iyo bandhigyo cajiib ah ayay rag katirsan Millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo bandhigeen fagaaraha.
Halkaan arnaamjka Fantasyaha Ciida ee Saakoow
Hoos Ka Daawo Sawirrada.